Ku baro app-ka
Casharro, mawduucyo iyo tijaabooyin si tartiib ah kuugu dhisa fahamka programming-ka.
Eeg mobile app-ka
GobProgramming ku hadlaya Af-Soomaali.
Ka bilow eber. Casharro tartiib ah mobilekaaga, kadibna qor barnaamijyo dhab ah kombiyuutarkaaga.
door fariin = "Ku soo dhawoow Gob";
daabac(fariin);
// Ku soo dhawoow GobGob wuxuu isku xiraa barashada programming-ka iyo luuqad aad si dhab ah ugu qori karto barnaamijyo.
Casharro, mawduucyo iyo tijaabooyin si tartiib ah kuugu dhisa fahamka programming-ka.
Eeg mobile app-kaLasoo deg Gob CLI, samee filekaaga koowaad, kadibna si toos ah uga orod kombiyuutarkaaga.
Eeg Lasoo DegistaGob waa mashruuc furan. Akhri source-ka, soo gudbi fikrad ama naga caawi horumarintiisa.
Fur GitHubGob wuxuu kuu oggolaanayaa inaad xoogga saarto xalinta dhibaatada, adigoon ku mashquulin erayo qalaad.
Bilow hagaha
Asc, AbdiKuKu soo dhawoow Gob, kuna baro afkaaga hooyo programming-ka.

App-ka Gob wuxuu ku dhigaa programming-ka Af-Soomaali, isagoo ku kaydinaya halka aad marayso iyo casharrada aad dhammaysay.
Dooro nidaamkaaga, lasoo deg Gob, kadib qor barnaamijkaaga koowaad.