Hagaha Gob / Bilow

Programming-ka ka bilow afkaaga.

Ku soo dhawoow hagaha Gob. Hagahan waxaa loo qoray si qof aan waligiis code qorin uu uga bilaabi karo eber.

Gob waa luuqad programming oo loogu talagalay in programming-ka lagu barto Af-Soomaali. Ujeeddada Gob ma aha inuu beddelo Java, Python, ama C++, balse waa inuu albaabka programming-ka ka dhigo mid fudud oo afkaaga ku qoran.

Waxaad baran doontaa

Ka dooro mawduuc sidebar-ka si aad u bilowdo.