Gob Mobile iyo Gob CLI

Laba hab oo aad Gob ku bilaabi karto.

App-ka Gob wuxuu ku barayaa programming-ka Af-Soomaali. Gob CLI-na wuxuu kuu oggolaanayaa inaad barnaamijyadaada ku qorto kombiyuutarkaaga.

Gob Mobile

Programming-ka gacantaada ku baro.

Casharro nidaamsan, tijaabooyin, la socodka horumarkaaga, iyo Goobta Tijaabinta oo aad code-ka Gob ku tijaabiso.

Baro afkaaga.Ku dhis Gob.
Gob CLI

Gob kulasoo deg kombiyuutarkaaga.

Windows iyo Linux labadaba waa diyaar. Dooro nidaamkaaga si aad u bilowdo.

Windows

Gob CLI v0.0.2 — Installer ee Windows 10 iyo wixii ka dambeeya.

SHA-256 1d2da73add1c40eb10121108deb769c3f39a52921992ea965c73736eb5e2a4ec

Lasoo Degis

Linux

Gob CLI v0.0.2 — Tar.gz ee Linux x64.

SHA-256 771625f401a5ae2509d9498c5be84c5c110b5374957eb5ffe2d65b035767efc3

Lasoo Degis

Source-ka ka dhis

Waxaad sidoo kale la socon kartaa horumarka Gob ama source-ka ka dhisi kartaa GitHub.

Fur GitHub